Ciidamada Danab oo gubay Guryo iyo gaari ay lahaayeen Al Shabaab (Sawirro)

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa howlgal qorsheesan ay ka fuliyeen deegaano dhoor ah oo hoostaga degmada Balcad waxa ay ku dileen dagaalyahano  katirsan Al Shabaab, waxa ay sidoo kale ku gubeen xarumo iyo gaari ay lahaayeen Al Shabaab. Wakaalada wararka u faafisa dowlada Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada Danab oo howlgal gaar ah ka … Continue reading Ciidamada Danab oo gubay Guryo iyo gaari ay lahaayeen Al Shabaab (Sawirro)